ABOUT US

Nagusaabsan

Somali youth wellness
Somali youth wellness

Barbaar youth Wellness - Waa xaruun ka shaqaysa badqabka dhalinyarada Soomaliyeed ee xagga caafimaadka maskaxda. Waxaan dhalinyarada u daweynayaa qaab Cilminafsi ah.
Waxyaabaha laga daweynayo waxaa kamida: Murugada, xasuusaha qaraar ee colaadaha, burburka iyo qilaafaadka maalin laha ah. Isku buuqa (Qulubka) iyo welwelka. Walaaca, Niyadjabka iyo rajo la'aanta.

Waxaa aad u soo batay Barbaarta isticmaasha muqaadaraadka sida Qaadka, Kaniinada iyo Cirbadaha daroogada ah ee la isku mudo. waxaa ay taasi abuurtay caafimaad darro iyo khalkhal ku yimaada nabadgalyada bulshada maadaama dhalintu ay u nugul yihiin ka qeybqaadashada fowdada (Ciyaalweero)

Daraasadaha laga sameye xanuunada maskaxda ee wadamada Afrika iyo si gaar ah Soomaaliya waxaa ay muujinayaan in ay jirto halis weyn oo aanan lagu baraarugsanayn. Barbaar waxaa ay masuuliyad iska saaraysaa badqabka dhalinyarada Soomaaliyeed ee xagga caafimaadka maskaxda.

Waxa aanu bixinaa sadax adeeg oo kala ah:

  1. Xogaruurin

  2. Daaweyn

  3. Tababro

EXPERIENCE

Our methods

Behavior therapy

In behavior therapy, the main focus is on learning's role in developing both normal and abnormal behaviors.

Psychoanalysis

In psychoanalysis, we focus on changing problematic behaviors by understanding the unconscious meanings and motivations behind them.

Cognitive therapy

In cognitive therapy, the focus is on what people think rather than what they do.

Somali youth in education
Somali youth in education
Humanistic therapy

In humanistic therapy, the main focus is on a person's capacity to make rational choices and develop.

Somali youth in education
Somali youth in education
Somali youth in education
Somali youth in education
Somali youth in education
Somali youth in education

Nala soo xariir

Somali youth wellness
Somali youth wellness

Hadii aad su'aal qabto ama aad u baahan tahay caawinaad fadlan nala soo xariir.

Gedow

waxa aan waqtiyada qaar lumiyaa xiisaha. saaxiibada ma dhexggalo, hurdo fiican ma qaato, sidaasi oo kale xasilooni ma dareemo. runtii Barbaar waxaa sharaxaad iga siisay waxa aan dareemayo, waxaana awood u yeeshay in aan fahmo marxaladahayga.

Ali yare

Muddo badan ayaan jeclaa in aan joojiyo balwadaha qaar ee aan lahaa, laakiin way igu adkaatay. Barbaar waxaa ay isiisay talloyin iyo jadwal nololeed ii suurtagaliye in aan kabasho Sameeyo.

Happy clients

TESTIMONIALS