
Ma'ogtahay!
Xanuunada nafsiga waxaa ay qofka ku keenaan in uu ka dhaxbaxo bulshada, in uu lumiyo kalsoonida nafta, in uu dareemo rajobeel, iyo in uu u nuglaado isticmaalka Muqaadaraadka iyo afkaaraha qaldan.
Xanuunada Nafsiga waa mowjado caloolyow, murugo, walaac iyo cabsi ah, Mowjaduhuna waa wax dhamaada oo waqti kooban leh.
Barbaar Wellness
Waa maxay Depression?
Waa dareemidda Diiqad, Murugo joogto ah, wahsi iyo cakirnaan.
Waa maxay Anxiety?
Waa dareemidda cabsi iyo walaaca farabadan, Kalinimo iyo waswaas.






Online Therapy
Balanso dhakhtar ku taqasusay xanuunada Nafsiga iyo Neerfaha si uu kuu siiyo Hagidda iyo talooyinka kugu haboon.
15$
Barbaar Community
Ku soo biir WhatsApp community ga Barbaar Wellness kaasi oo ay ku jiraan dad adiga kula mida.
Free
Tababaro
Ka soo qeybgal kulamada aan dadka ku barno xanuunada nafsiga iyo siyaaba la isaga caabiyo.
10$
Lawadaag saaxiibadaa oo hel qiimadhis %40 ah.
Barbaar wellness
Hadafkeenu waa in la helo dhalinyaro caafimaadqabta oo ka ladan xanuunada maskaxda si ay uga qeyb qaataan horumarka bulshada.


20+
2
Sano oo qibrad ah
Dal Barbaar joogta ayaan caawinay
Nala soo xariir


Haddii aad doonayso caawinaad iyo macluumaad la xariira caafimaadka maskaxda, fadlan nala soo xirii hadda.
"Waxan maraya meeshi ugu wacneyd wakhti xaadirkan nolosheyda waxan dib ubilaabey waxyaabihi dhaqajinayey nolosheyda sida salaada hurdada jimicsi Deganaan dibad iyo gudeedba... Waxan idinku mahadceliyo magaranayo."
Hamze Faizal


★★★★★