hel qiimadhimis %40 ah maanta.

Wacan Therapy

Somali Online Therapy

$15.0030 min

Hab Online ah - WhatsApp Call

Wacan Therapy waa adeeg online ah oo aad kula kulmi karto dhakhtar ku taqasusay xanuunada nafsiga iyo neerfaha kaasi oo la falgalaya dareenada, fikradaha iyo dabeecadaha kugu keenaya murugada, walwalka, fikirka, waswaaka iyo xasuusaha qaraar.

Habka kulanka Dhakhtarka

La kulan dhakhtar ku taqasusay xanuunada maskaxda iyo neerfaha - waxa uu qiimeyn doonaa xaaladdaada, waxa uuna kuu sharixi doonaa waxyaabaha kuu keenaya xanuunka aad dareemayso. Intaas kadib waxa uu kuu qorayaa daawooyin ka qeybqaadanaya iskudheelitirnaanta iyo xasiloonida maskaxda.

Waxaa uu ku siinaya talooyin iyo hagid kugu habboon.

Maxaa intaas kuu dheer?

  • Ku soo biir WhatsApp community ga Barbaar Wellness kaasi oo ay ku jiraan dad adiga kula mida, waxa aadna ka helaysaa farriimo dhiirigalinaya caafimaadka maskaxda.

  • Ka soo qeybgal kulamada aan ku qabano barta zoom ee aan dadka ku barno xanuunada nafsiga iyo siyaaba la isaga caabiyo.

Customer reviews

Jawaabcelinta Bukaanada aan caawinay

Waxan yeeshay jadwal cusub, hadda nolosheeda waxa ay u socotaa si quman. hadalada dadka ima saameeyaan waayoo waxaan aaminay naftayda. talooyinkiina waa i anfacayn waxbadan.

Hanad

macaamiisha barbaar
macaamiisha barbaar

Waxaa u tagay dhkhtaro badan sida kan wadnaha, waxba waa la iga heli waaye hadane xanuun iyo cabsi badan baa ku jiray. markaan idin la soo xariiray kadib waxa aan helay nafis badan.

woman standing on seashore
woman standing on seashore

Xafso

★★★★
★★★★★