hel qiimadhimis %40 ah maanta.

black and white bed linen

Tijaabi Caafimaadkaaga Maskaxda

Waxa aan kuu diyaarinay su'aalo Doordoorsho ah kuwaasi oo aad ku tijaabin karto heerka walwal, murugo iyo waswaas ee aad ku sugan tahay.

Mental Health Test

Si aad u tijaabiso caafimaadkaaga Maskaxda, uga jawaab su'aalahan hoose si daacaad ah.

a tablet with the words mental health matters on it
a tablet with the words mental health matters on it

Waxa ay kaa qaadanaysaa waqti kooban. natiijada xogaruurinta gadaal ayaan kaaga soo diraynaa ama waad soo codsan kartaa hadda.

Tijaabada Walaaca

Haddii aad dareemayso Walwal joogto ah, Fikir farabadan, kalinimo iyo go'doon fadlan ka qeyb qaado tijaabaddaan.

Tijaabada walwalka,  walaaca bulshada iyo cabsida
Tijaabada walwalka,  walaaca bulshada iyo cabsida

Tijaabada Diiqadda

Haddii aad dareemayso murugo, niyadjab, caajis farabadan iyo macno la'aan nololeed ama ku dhawdahay quus, fadlan ka qeyb qaado tijaabaddaan.

Tijaabi diiqadda iyo murugada aad dareemayso
Tijaabi diiqadda iyo murugada aad dareemayso

Online Therapy

Wacan Therapy waa hab aad si online ah ula kulmi karto dhakhtar cilminafsi kaasi oo xaaladdaada si qoto leh u fahmaya misna ku siinaya talooyin iyo hagid kugu habboon.