hel qiimadhimis %40 ah maanta.

Ladnaan Therapy

Online Therapy

$30.00$19.98

La kulan dhakhtar ku taqasusay xanuunada maskaxda iyo neerfaha - waxa uu qiimeyn doonaa xaaladdaada, waxa uuna kuu sharixi doonaa waxyaabaha kuu keenaya xanuunkan iyo siyaabaha la'isaga caabiyo. Intaas kadib waxa uu kuu qorayaa daawooyin ka qeybqaadanaya iskudheelitirnaanta iyo xasiloonida maskaxda.

La kulan dhakhtarka adiga iyo Qof Saaxiibkaa ama saaxiibtaa ah oo hela qiimo dhimis 40%.

FG: Mid waliba oo idinka mida, waxa uu helayaa waqtigiisa gaarka ah ee latalin iyo daaweyn.

Marka aad haysato saaxiib si wadajir ah u doonaya in aad u horumarisaan caafimaadka maskaxda iyo tan nafta, waxa ay qofka siisaa awood dheeri ah. 

Customer reviews

Jawaabcelinta Bukaanada aan caawinay

Waxan yeeshay jadwal cusub, hadda nolosheeda waxa ay u socotaa si quman. hadalada dadka ima saameeyaan waayoo waxaan aaminay naftayda. talooyinkiina waa i anfacayn waxbadan.

Hanad

macaamiisha barbaar
macaamiisha barbaar

Waxaa u tagay dhkhtaro badan sida kan wadnaha, waxba waa la iga heli waaye hadane xanuun iyo cabsi badan baa ku jiray. markaan idin la soo xariiray kadib waxa aan helay nafis badan.

woman standing on seashore
woman standing on seashore

Xafso

★★★★
★★★★★