hel qiimadhimis %40 ah maanta.

Hagaha Dejinta Yoolasha | Turjume: Daljir Abdullahi
12-ka tallaabo ee dejinta yoolalka
$3.00
Buuggan "HAGAHA DAJINTA YOOLASHA" waa mid kamid ah buuggaagta ugu saamaynta badan ee lagu barto dejinta yoolasha nololeed. wuxuu kaa caawinayaa inaad si qoto dheer u fahanto:
✅ Sida loo go'aamiyo waxa noloshaada muhiimka u ah
✅ Sida loo qoro yoolal cad oo la cabbiri karo
✅ Sida loo sameeyo qorshe wax-ku-ool ah oo leh waqti cayiman
✅ Sida loo aqoonsado caqabadaha, loona helo xalalkooda
✅ Sida maskaxdaada loogu tababaro guusha adoo adeegsanaya muuqaalaysiin iyo ficil toos ah
🔍 Buuggani ma'aha mid falsafad iyo hadal kaliya ah, waa buug ficil ku dhisan – waxaana ku jira layliyo laguugu hagi doonno si aad si dhab ah ugu dhaqanto 12-ka tallaabo ee dejinta yoolalka.
🎯 Haddii aad leedahay yoolal waaweyn oo aad rabto inaad noloshaada u jihayso guul iyo horumar dhab ah, buuggani waa saaxiibkaagga cusub!
📍 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐚𝐲𝐚𝐚: 𝐑𝐚𝐚𝐝 𝐏𝐫𝐞𝐬𝐬 – 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨
📞 +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟏𝟗𝟓𝟓𝟓𝟎𝟎𝟏/ +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟏 𝟓𝟐𝟒𝟏𝟎𝟐𝟖
“𝘎𝘶𝘶𝘴𝘩𝘶 𝘮𝘢'𝘢𝘩𝘢 𝘸𝘢𝘹 𝘯𝘢𝘴𝘪𝘪𝘣 𝘢𝘩, 𝘸𝘢𝘢 𝘯𝘢𝘵𝘪𝘪𝘫𝘰 𝘬𝘢 𝘥𝘩𝘢𝘭𝘢𝘵𝘢 𝘲𝘰𝘳𝘴𝘩𝘦 𝘤𝘢𝘥, 𝘧𝘪𝘤𝘪𝘭 𝘫𝘰𝘰𝘨𝘵𝘰 𝘢𝘩, 𝘪𝘺𝘰 𝘮𝘢𝘴𝘬𝘢𝘹 𝘥𝘩𝘪𝘪𝘳𝘳𝘢𝘯!”
— Brian Tracy
Customer reviews
Jawaabcelinta Bukaanada aan caawinay
Waxan yeeshay jadwal cusub, hadda nolosheeda waxa ay u socotaa si quman. hadalada dadka ima saameeyaan waayoo waxaan aaminay naftayda. talooyinkiina waa i anfacayn waxbadan.
Hanad
Waxaa u tagay dhkhtaro badan sida kan wadnaha, waxba waa la iga heli waaye hadane xanuun iyo cabsi badan baa ku jiray. markaan idin la soo xariiray kadib waxa aan helay nafis badan.
Xafso
★★★★★
★★★★★
Barbaar Wellness
Xaruun ka shaqaysa Caafimaadka maskaxda ee dhalinyarada Soomaaliyeeed.
Connect
Barbaar
Barbaaryp@gmail.com
+252 905 893 406
© 2025. All rights reserved.
