hel qiimadhimis %40 ah maanta.

Magnesium Glycinate
dheelitire Supplement
$16.00
Magnesium Glycinate waa kaabe ka qeybqaata xasiloonida iyo dheelitirnaana maskaxda. waxa uu dajiyaa neerfaha, waxa uu haggaajiyaa hurdada, sidaasi oo kale waxa uu yareeyaa walacaa iyo fikirka faraha badan.
haddii aad dareemayso cabur iyo culaysyo nafeed, dareenaddaada walwalka iyo xanaaqana aadan xakamayn karin, kani waa xalkaaga.
caaggadda waxaa ku jira 120 xabo oo Kaabsol ah.
Isticmaalka
Isticmaal halkanninii habeenkii, ka hor hurddada.
Nagala soo xariir Whatsppka si aad u hesho latalin iyo sharaxaad dheeri ah oo ku aadan isticmaalka supplements yadaan.
Customer reviews
Jawaabcelinta Bukaanada aan caawinay
Waxan yeeshay jadwal cusub, hadda nolosheeda waxa ay u socotaa si quman. hadalada dadka ima saameeyaan waayoo waxaan aaminay naftayda. talooyinkiina waa i anfacayn waxbadan.
Hanad


Waxaa u tagay dhkhtaro badan sida kan wadnaha, waxba waa la iga heli waaye hadane xanuun iyo cabsi badan baa ku jiray. markaan idin la soo xariiray kadib waxa aan helay nafis badan.
Xafso
★★★★★
★★★★★
Barbaar Wellness
Xaruun ka shaqaysa Caafimaadka maskaxda ee dhalinyarada Soomaaliyeeed.
Connect
Barbaar
Barbaaryp@gmail.com
+252 905 893 406
© 2025. All rights reserved.