hel qiimadhimis %40 ah maanta.

Omega-3 Fish Oil
niyadwannaag Supplements
$16.00
Omega-3 Fish Oil supplement waxaa uu yareeyaa calaamadaha Axiety-ga iyo Depression-ka sida walwalka, murugada iyo niyadjabka, waxa uuna hagaajiyaa habfikirka iyo jawiga maalinlaha ee qofka. Guudahaan waxa uu wanaajiyaa caafimaadka maskaxda iyo xasuusta.
Waxa uu aad u anfacayaa Barbaarta waxbarashada ku jirta, kuwa feejignaanta doonaya iyo qofkasta oo raba niyadwannaag iyo caafimaad maskaxeed.
caaggadda waxaa ku jira 60 xabo.
Isticmaalka
qaado Hal Xab maalintii oo ku darso cuntada
Customer reviews
Jawaabcelinta Bukaanada aan caawinay
Waxan yeeshay jadwal cusub, hadda nolosheeda waxa ay u socotaa si quman. hadalada dadka ima saameeyaan waayoo waxaan aaminay naftayda. talooyinkiina waa i anfacayn waxbadan.
Hanad


Waxaa u tagay dhkhtaro badan sida kan wadnaha, waxba waa la iga heli waaye hadane xanuun iyo cabsi badan baa ku jiray. markaan idin la soo xariiray kadib waxa aan helay nafis badan.
Xafso
★★★★★
★★★★★
Barbaar Wellness
Xaruun ka shaqaysa Caafimaadka maskaxda ee dhalinyarada Soomaaliyeeed.
Connect
Barbaar
Barbaaryp@gmail.com
+252 905 893 406
© 2025. All rights reserved.