hel qiimadhimis %40 ah maanta.

Vitamin D3 4000 IU

Niyad iyo tamar Supplements

$16.00

Vitamin D3 waa Kaabe xoojiya difaaca jirka, waxa uuna qofka siiyaa firfircooni iyo niyadd uu ku shaqo galo. dadka xanuunada depression-ka qaba, waxaa jirkooda ka maqan xaddiiga saxda ah ee vitamin D -ga.

Haddii aad dareemayso daaljoogto ah, niyadjab ama hurdo yari, qaado xaddiga saxda ah ee Vitamin D3. Waxa uu kaa dhigayaa qof cabboon oo niyad iyo tamar leh. 

Caaggadda waxaa ku jira 120 Xabbo.

Isticmaalka

Cun hal xabbo subaxa horay ama cuntada ku darso.

Nagala soo xariir Whatsppka si aad u hesho latalin iyo sharaxaad dheeri ah oo ku aadan isticmaalka supplements yadaan.

Customer reviews

Jawaabcelinta Bukaanada aan caawinay

Waxan yeeshay jadwal cusub, hadda nolosheeda waxa ay u socotaa si quman. hadalada dadka ima saameeyaan waayoo waxaan aaminay naftayda. talooyinkiina waa i anfacayn waxbadan.

Hanad

macaamiisha barbaar
macaamiisha barbaar

Waxaa u tagay dhkhtaro badan sida kan wadnaha, waxba waa la iga heli waaye hadane xanuun iyo cabsi badan baa ku jiray. markaan idin la soo xariiray kadib waxa aan helay nafis badan.

woman standing on seashore
woman standing on seashore

Xafso

★★★★
★★★★★